Dhalinyarada Soomaaliyeed oo u xusul duubaya ka qeyb galka Siyaasadda dalka

0
148
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada waa laf dhabarta bulshada Soomaaliyeed waxa ay inta badan qar kood ka shaqeeyaan hormarinta dalkooda, iyagoona ku fagar had iyo jeer sidii dalka uu isbadal wanaagsan ugu dhici lahaa.
Dhalinyarada ayaa wayadan dambe waxa ay xooga saarayaan sidii ay siyaasada dalka oga soo dhax muuqan lahayeen.
Maxamed Bile Cabdi waxa uu ka mid yahay dhalinyarada ku sugan Kismaayo waxa uu sheegay in dhalintu ay heystaan fursado muhiim ah lakiin ay caqab kala kulmaan odayaasha dhaqanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here