Haweenka danta yar ee ku nool xafaadda dalxiiska oo ka warbixiyay waxyaabah ay nolashu ku maareeyaan

0
174
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah Haweenka danta yar ah ee kunool Kamamaka Barkacayaasha ayaa waxay qaarkooda ka ganacsada camabaha si ay nolal malmeedka ugu radsadaan.
Deegaanadda ku dhow degamada Kismaayo ayaa looga keenaa camabaha waxayna ka saameeyaan noocya kale duwan si ay bulshada ugu iibsadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here