Maamulka Iskuulka Farjano  ee Magaalada Kismaayo oo ka warbixiyey waxbarshada Iskuulka.

0
241
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ku soo badanaaya Iskuulo hormaro dhinaca waxbarsho ka sameeyay si ay bulshada kunool Dowlad goboleedka Jubbaland ay u helaan waxbarsho tayeysan, waxaa Degmada Kismaayo ku yaala iskuula badan oo u tagaan sidii ay sare ugu qaadi lahayeen tayada waxbarasho ee deegaanka .
Iskuulka Farjano waxaa uu ku yalaa magalaada kismaayo waxaa uu ka kooban yahay dugsiga hoose iyo dugsiga sare, waxaana ka faa`iideysta waxbarshada iskuulka ardeyda  kunool Magaalada Kismaayo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here