Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka xanaanada xoolaha Jubbaland IYO Agaasimaha oo maanta kormeer shaqo ku tagay Maxjarka Xoolaha ee Kismaayo, ujeedka kormeerkan ayaa ahaa ukuuragalida xaalada xoolaha ku xareysan Maxjarka Xoolaha ee Magaalada Kismaayo iyo sida ay u saameysay xoolaha.
Awke Ali Awil ayaa warbicibtaan inooga diyaariyay.