Maciishadda magaalada Kismaayo oo sare u kacday

0
159

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada magalada Kismaayo waxaa ka jiro qiimo korar dhanka noocyada kala duwan ee maciishadda Quutul duruuriga, waxaana heerkii ugu sareeyay gaaraya qiimaha  Sonkorta, burka, Saliida iyo Bariiska.

Qiimo korarkaan ayaana saameyn ku yeeshay dadka ku nool Kismaayo oo ubadan Qoysas danyar ah,xilli ay abaaro xooggan ka jiraan deegaanada Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here