Madaxa qaybta Keydka dhiiga Isbitaalka guud ee Kismayo oo ka warbixiyey sida uu u shaqeeyso qeybtaasi

0
185
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Guud ee Magaalada Kismaayo ayaa ah Isbitaal u adeego bulshada ku nool deegaanada Jubbaland,waa Isbitaal bilaash ah oo aan wax Lacag ah Laga qaadin bulshada ,iyadoona magaalada Kismaayo uu Kaalin weyn kaga Jiro dhanka Caafimaadka.
Akwe Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here