Hoos u dhac laga dareemayo wax soo saarka beeraha ee deegaanada Jubbaland

0
251
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Deegaanada dowlad goboleedka Jubaland waxaa ku yaallo beero aad u fara badan waxaana aad loogu yaqaanaa wax soo saarka beeraha,iyadoo waayadii dambe si weyn loo dareemay hoos ku dhac ku yimid wax soo saarka beeraha deegaanada Jubbaland.
Dadka beeraleyda ee ku nool deegaanada Jubbaland waxay si weyn uga fa’iideystaan wabiga Jubba oo maro tuulooyin badan oo ay ku yaalaan beero wax soo saarkooda loo iib keeno magaalada kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here