Dadka Beeraleyda ah ee deeganada dhaca jiinka wabiga oo ka mahad-celiyey qalab la gudoonsiyey.

0
189
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa intooda badan wxa ay ku tiirsan yihiin wax soo saarka beeraha  waxa ayna tacbadaan dalagyo kala duwan.
Hadaba qaar ka mid ah dadka Beeraleyda ah ee deegaanada dhaca jiinka Webiga Jubba ayaa waxa ay ka mahadceliyen agab ay gudoonsiisay Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Jubbaland,kaas oo muhiim u ahaa wax soo saarka beeraha.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here