Gabadhii ugu horeysay ee ku shaqeeysa xirfaddaha dab-damiska deegaanada Jubbaland oo ka warbixisay sida ay ugu suuro gashay

0
182
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kadib Dagaaladii Sokeeyey ee dalka ka dhacay Haweenka Soomaaliyeed ayaa waayadii dambe waxa ay noqdeen hormuud oo dhinacyo badan leh.
Haweenka soomaaliyeed ayaa waayadii dambe waxa ay kasoo muuqanayeen shaqooyin kala gadisan Sida kuwo tollo dharka oo barta xirfada harqaanka iyo kuwa barta xirfado kala duwan oo barta xirfada badan oo loogu talagalay iney noloshooda iyo tan Qoyskooda ku maareeyaan.
agaalada Kismaayo waxaa Joogto Gabadh lagu magacaabo Nasro Xaaji Xuseen oo ah Gabadhii ugu horeysay ee ku shaqeeysa Xirfadda dab-damiska iyo makaanikada.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here