Munaasabad Kismaayo loogu qabtay dufcaddii ugu horeeysay ee ka qalin jibisay Jaamacadda Plasma

0
129
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad ay ku qalinjebinayeen dufcadii koowaad ee ka baxday Jaamacadda Plasma faraceeda Kismaayo ayaa lagu qabtay goolka Daawad ee magaalda kismaayo waxaana kasoo qeyb-gaalay xalfadaan mas’uuliyiin kala duwan oo uu ka mid  yahay madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad Goleedka Jubbaland mudane Maxamuud sayid Aadan,wasiirka waxbarashada Hida iyo Tacliinta sare xildhibaano Iyo bahda waxbarashada magaalada kismaayo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here