Maamulka deegaanka Dalsan oo codsaday in dadka deegaanka laga taageero hirgelinta xarun Caafimaad

0
184

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Dalsan oo Qiyastii Kismaayo u jiro 23-Kiilo Mitir  Kana Mid ah Deganada Dhawaan Sameysmay ayna Ku nool Yihiin Kudhawaad 200 Oo Qoys  Dadka Dalsan Ku nool Waxey Nolashooda Kutiirsan tahay Xoolaha iyo wax soo saarka  Beeraha Kubaxa Roobka Deegaanka Kama Jiraan Gobo Caafimaad Waxana Jirto Baaqyo ay Horay Usoo Jeediyeen Dadka Deegaanka oo  ah in Wax Laga Qabto Dhanka Caafimaadka Deegaanka.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here