Madaxweynaha Jubbaland oo Xariga ka jaray Mashruuc Wadooyin Loogu dhisayo Magaalada Kismaayo

0
210
kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daahfuray mashruuca dhismaha wadooyin laami ah oo ka kooban 31 KM oo qeybtii ugu horaysay oo ka kooban 8 KM uu Madaxweynahu dhagax dhigay.
Wadooyinkan ayaa ah kuwo mudo soo jiitamayay isla Markaana daraasayntooda ay wakhti dheer qaadatay iyadoo laga baaran dagayay sida ugu wanaagsan ee loo heli lahaa shirkad tayo leh oo mashruucan fulisa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here