Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay’adda Qaxootiga adduunka

0
161
kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qabilay ku-xigeenka wakiilka hay’adda qaxootiga adduunka .
Kulanka wasiirka iyo ku xigeenka wiilka hay’ada qaxootiga adduunka ayaa waxaa loga hadlay abaarha ka jiraa deeganada dowlad goboleedka Jubbaland ,Barnaamijka Xalka waara iyo wadashaqeenta Hay’ada iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here