Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda cadaladda iyo arimaha diinta ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay kulan ku saabsan doorka culimada ee kor u qadista diinta islaamka iyo wacyi galinta bulshada .
kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaarada Cadaalada Jubbaland, Wasiir Ku xigeenka Wasaradaasi, Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Gudoomiayaha Maxkamada Sare ee Jubbaland , qaar kamid ah Culimada Kunool Magaalada Kismaayo Iyo Qaar kamid ah kunool Magaalada Kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.