Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Howlaha guud iyo guryeenta Jubbaland ayaa waxa uu shir gudoomiyey shir ay iskuugu imaadeen agaasimayaasha guud ee wasaaraddaha Jubbaland iyo gudoomiye ku xigeenka maamulka degmada Kismaayo iyo hay’adaha dowliga ah.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.