Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool Kismaayo oo ka hadlay saameynta uu dhalinyarada ku yeeshay Isticmaalka baraha bulshada.

0
175
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa baraha bulshada waxa ay u isticmaalaan siyaabo kala duwan qaar ka mid ah ayaa wax wanaagsan ka faa’iiday baraha bulshada ay ku wada xiriirto halka qaar kalana  ay ku soo bandhigaan ama ay kala socdaan waxyaabo aan wanaagsaneyn.
Hadaba mid ka mid ah dhalinyarada ku nool Kismaayo ayaa ka waramaya saameynta dhalinta uu ku yeeshay baraha  bulshada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here