Haweenka Macalimiinta ka ah goobaha waxbarashada oo ku soo badanaya magaalada Kismaayo

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa sanadihii danbe ku soo badanayay gabdhaha macalimiinta ah ee wax ka dhiga goobaha kala duwan ee waxbarashada.

Sido kalana waxaa jira Haween Maamulayaal ka ah xarumaha wax barashada in kastoo aysan badnaayn.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here