Maamulka Xarunta hooyada iyo dhallaanka ee Xaafadda Midnimo oo kawarbixiyay waxqabadkooda

0
108
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka waa mid kamid ah waxyaabaha aas aaska u ah Caafimaadka Maadaama Hooyada iyo Dhalaanku ay Mar walba u baahan yihiin in Lala socdo Caafimaadkooda.
Xarunta hooyada iyo dhallaanka ee Xaafadda Midnimo ee magaalada Kismaayo waxay kamid tahay Tiro xarumo caafimaad oo loogu adeego hooyada iyo Dhalaanka oo ku yaalo Degamada Kismaayo .
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here