Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kulan ay maanta magaalada Kismaayo ku yeesheen Wasaaradda Xannaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Jubbaland iyo madax ka socotay Hay’ada FAO ayaa waxaa shir gudominayay Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Nuur Cali,waxayna ka wada-hadleen sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha ka jira maxjarka.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.