Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo saxiixay Mashruuc biyo Loogu gelinayo Qoysas danyar

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-wasiirka wasaaradda  Tamarta iyo Biyaha  Dowlad Goboleedka Jubbaland  Mudane Axmed Xuseen Baraki ayaa maanta saxiixay mashruuc biyo loogu galinaayo  Qoysas danyar ah oo ku nool Xaafadaha Madiina, maana-Moofa iyo Xaashi kuwaasoo  Biyo La’aan baahsan ay heysay muddooyinkii ugu Danbeeyay, waxaana mashruucaan qeyb ka mid ah lacagta ku baxeeyso bixinayso Hey’adda NRC.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here