Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Jubbaland ayaa qabatay Kulan Looga hadlayey Istiraatiijiyadda ay ku shaqeyn doonto afarta sano ee soo socoto ee Inta u dhexeeyso Sanadaha 2022 Ilaa 2026.
Kulanka waxaa ka soo qeyb galay Hay`adaha Kala duwan ee Ka Howlgala deegaanda Jubbaland,kuwaas xiriir wada shaqeyn ah la leh Wasaaradda Gargaarka Jubbaland.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.