Barakacayaasha deegaanka Bilicsan oo Jubbaland iyo Hay’adaha ka codsaday in gargaar lala soo gaaro

0
129
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka barakacayaasha ah ee duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa si gaar ah u sameeysay abaaraha ka jira deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland.
Dhibaatooyinka ay dadka barakacayaasha ah wajahayaan ayaa waxaa ka mid hoy la’aan iyo in aysan haysan biyo iyo cunno,maadaama ay ka dhamaadeen xoolihii ay noloshoodu ku tiirsanayd.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here