Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jubbaland waxaa ay ka mid tahay maamul goboleedyada ugu dakhliga badan dalka, waxayna ku tiirsan tahay dalagyada ka soo go’a Beeraha.
sanadkaan Ayax ayaa saameeyn gaar ah ku yeeshay dalagyada ka soo go’ayay Beeraha,wuxuuna hoos u dhigay wax soo saarka Beeraha.
Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Geelle Aadan Muxamed ayaa bulshada ugu baaqay in ay wax ka soo sartaan dhulkood.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.