Barakacayaasha Kaam Madiina oo codsaday in la caawiyo

0
112
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Abaar aad u daran oo ku dhufatay deegaanada Jubbaland ayaa waxa ay sababatay in ay ku barakacaan qoysas badan.
Barakacayaal ka soo barakacay abaarta ka jirta deeganada Jubooyinka ayaa waxa ay soo gaareen kaamka Madiina oo ku yaalo duleedka magaalada Kismaayo iyagoona  cod saday in loo fidiyo gar gaar bina aadan nimo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here