Maamulka Xarunta dhir beerista Iftin ee magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay faa’iidada ay dhir beerista u leedahay deegaanka

0
139

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta  dhiraaynta Iftin ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu iibiyaa noocyada kala duwan ee dhirta qoyan sida  dhirta lagu qurxiyo guryaha iyo goobaha ganacsiga  ,dhirta la harsado iyo dhirta miraha leh ee la cuno.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here