Qaar ka mid ah dadkii ka soo barakacay abaaraha oo caawimaad ka dalbaday bulshada Soomaaliyeed

0
173
Kismaayo (Idaacadda Waamo) Abaaraha guud ee ku dhuftay soomaaliya gaar ahaan deeghaanada Jubbaland waxay saameyn xoog badan ku reebeen dad badan oo hantiilayaal ah kuwaa oo maanta ceyr ka ah xoolihii iyo hantidii ay ku noolaayeen.
Dadkii kasoo barakacay abaarahii ku jirey deegaanada Jubbaland  ayaa caawimaad ka dalbaday bulshada Soomaaliyeed si loo gacan qabto maadaama abaarta ku dhufatay ay ku xoolo waayeen oo ay maanta ubaahan yihiin garab istaag iyo gacan qabasho dhan walba leh.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here