Magaalada Kismaayo oo Laga daahfurtay Tallaalka Cudurka Dabeysha

0
128
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka dabeysha waa cudur uu sababo Virus, waxa uuna keeni karaa qofka inuu noqdo naafo, waxa uuna ku badanyahay da’da caruurta,  sidoo kale cudurka waa la kala qaadaa.
Cudurkani 99% wax calaamad ah malahan, waxa loo yaqaanno dabeysha ama Polyada kiisaska waxa uu ka yahay 1%, calaamadaha cudurkani 99% qofka waxa ay soo maraan iyaga oo aan la heyn calaamado lagu garto oo uusan dareemeynin qofka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here