Xarun lagu barto cunto karinta oo laga hirgeliyay Kismaayo

0
140

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa dhawaan laga furay xarun lagu barto cunta karinta taas oo ay ka faa’iidaysanayaan dhalinyaro isugu jira Rag iyo Dumar ku waas oo danaynaya in bartaan karinta cuntooyin kala duwan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here