Jubbaland oo gubtay Raashiin dhacay

0
139

Kismaayo(Idaacadda Waamo)‐Badeecooyinkaa Maanta Lagu gubay duleedka Magaalada Kismaayo ayaa u rarnaa Ganacsatada Magaalada Kismaayo,waxaa ayna ku soo dul Halaabeen baaris la sameeyay Ka dib Maraakiibtii Iyo Doomihii Siday oo dhawaan ku soo xirtay Dekadda Magaalada kismaayo,waxaana maanta duleedka Magaalada Kismaayo ku gubtay Hay’Adda Tayo Dhowrka Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here