Kalluumaysatada deegaanka Goobwayn oo ka warbixiyay sida ay wabiga uga kallumaystaan

0
156

Kismaayo (Idaacadda Waamo)Deegaanka Goobwayn oo dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa dadka ku nool waxaa ay noloshoodu ku tiirsantahay  Kalulmaaysiga ,Beeraha iyo Xoolaha.

dadka kaluumaysatada ah ee ku nool deegaanka Goobwayn waxaa ay u kaluumaystaan siyaabo kala duwan qaar kood waxaa ay ka kalumaystaan wabiga ayaga oo u bareera qatarta ay kala kulimi karaan xayawaanada wabiga ku nool sida yaxaaska halka qaar kalana ay ka kaluumaystaan Bad-waynta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here