Ganacsatada Cabadalla Biroole oo Warbixiyay Ganacsiga Deegaanka

0
176
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdalla Biroole waa mid ka mid ah deegaan hoos yimaada magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ee dowlad goboleedka Jubbaland,deegaanka waxaa Ka Jira hormarro ganacsi oo waayadii dambe si weyn u soo ifbaxaayey.
Ganacsatada ku nool deegaanka Cabdalla Biroole ayaa warbaahinta u sheegay in Ganacsiga Deegaanku uu yahay mid Xilliyada Habeenkii iyo maalinkii Bulshada si nabad ah uuu Ganacsigoodu ugu socdo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here