Kismaayo (Idaacadda Waamo)Magaalada aayaa waxaa manta lagu qabtay shir weynihii shanaad ee bahad Caafimaadka Jubbland oo lagu qabata sanadkiiba mar waxaan shirka ka soo qeybgalay wasiirro ka tirsan Jubbaland , Xildhibaano, Hay’adaha samfalka ah ee ka howgalo Jubbaland Iyo qaar ka mid ah Odaysha dhaqanka Jubbaland.
Ugu horeen waxaa madsha ka hadlay cabdirashid Cabdullahi Cali Ogooni oo ah gudomiyaha Gobolka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay sidii sare lagu qaadi lahaa Caafimaadka bulshada ee deegaanada Dowlad goboleedka Jubbaland .
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.