Aqoonyahan Maxamed Amiin oo markii Labaad Dadka qaba Xanuunka Albinizamka ayuu guddoonsiiyay kareemo ka difaaca Kuleeylka Qorraxda

0
137
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo Ee xaruunta Gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool dad qaba xanuunka Albinizamka kaasi oo ah mid ay ku  dhasheen waana Abuurista Alle oo layaab maleh, Dadka qaba Xanuunkaan  waxaa yar heerka difaaca maqaarkooda waxaana maanta loo qeybiyay
kareemo ka difaaca Kuleeylka Qorraxda .
Aqoonyahan Maxamed Amiin oo ah Gudoomiyaha Hey’adda u qareemidda xuquuqda Naafada Soomaliyeed ayaana isku xilqaamay
in dadkaan oo ah dad danyar ah in  bishiiba mar uu  soo gaar siiyo kareemadaan oo ay baahi weyn u qabaan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here