Xulka Senegal oo markii ugu horeysay taariikhda ku guuleystay koobka qarammada qaaradda Afrika kaddib markii ay garaaceen Egypt

0
134

Kismaayo (Idaacadda Waamo)Xulka Qaranka Senegal ayaa ku guulestay Koobka qarammada qaaradda Afrika 2021 kaddib markii uu guul kaga gaaray dhigiisa Egypt rigoorayaal 4-2 kulan leysku daalay oo waqti dheeri ah la aaday kaasoo ku dhammaaday bar-bardhac 0-0 ah.

Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada xul qaran Senegal iyo Egypt ku kala nasteen barbardhac 0-0 ah.

Daqiiqadii 49-aad Dani Alves ayaa hoggaanka u sii dheereeyay kooxdiisa Barcelona wuxuuna ka dhigaby 4-1, balse Dani ayaa 69 daqiiqo wuxuu qaatay kaarka roosaha, Barca ayaana sisdaas ku noqotay 10 xiddig oo kaliya.

90-kii daqiiqo ee loogu talagalay ciyaarta ayaa waxay ku dhammaatay barbardhac 1-1 ah ay isku mari waayeen labada xul qaran ee Senegal iyo Egypt, waxaana lagu daray 30 daqiiqo dheeri ah.

Ugu dambeyntii xulka qaranka Senegal ayaa ku adkaaday rigoorayaal 4-2 ah, waxayna sidaaas ugu guuleysteen Koobka qarammada Afrika markii ugu horeysay taariikhda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here