Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland oo  Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay sidii dib u dajin loogu samayn lahaa barakacaayasha

0
152

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay sidii dib u dajin loogu samayn lahaa barakacaysha Ku nool Deegaanka dalacadda Lug-loow.

Kulanka  ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland iyo qaar ka mid ah Hay’adaha  samafalka ah ee ka howl-gala  Magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here