Haweenka ka shaqeeya dhagax Jabinta oo warbixiyay caqabadaha ay shaqadaan kala kulmaan .

0
124

Kismaayo (Idaacadda Waamo)ย Wixii ka danbeeyay bur burkii dalka ka dhacay ย sodon sano ka hor haween soomaaliyeed waxaa ay noqdeen kuwo u dub dhaxaad u ah bulshada una istaagay ka qayb qaadashada samata bixinta umada soomaliyed ee ay colaadaha sokeeye ku habsadeen .

inta badan noloshada qoysaska soomaaliyed waxaa ay ku tiirsantahay haween oo ah ku miciin bida in ay ka shaqeeyaan shaqo walba oo ay isleeyihiin waxaa aad ka maraayn kartaan nolosha qoyskiina iyaga oo aan fiirin halista ay shaqooyin qaar kala kulmaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here