Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shir ay isugu yimaadeen maamulada degmooyinka gobalka Jubbada hoose iyo Hay’addaha sama falka oo uu shir gudoomiyay gudoomiyaha gobolka Jubbada hoose Cabdirashiid Cabdullahi Cali Gooni ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose
Shirkaan oo ah mid bile ah ayaa waxaa diiradda lagu saarayay sidii loogu gar gaari lahaa dadka ay sida adag u saameeysay abaarta ka jirta deegaanada dowlad goboledka Jubbaland.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa inooga diyaarisay.