Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo Dowladda ka codsaday in keyd loo sameeyo Abaaraha soo noq-noqday

0
113

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Geeska Africa gaar ahaan Somaaliya waxaa xiligaan wali ka jirto Abaar aad u daran oo saameysay dadka iyo duunyada, abaartaasi oo aheyd mid dalka ku soo noqnoqotay Marar badan.

Qaar ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka ee Jubbaland ayaa Sheegay in ay muhiim tahay in la joojiyo  Jarista dhirta oo waddanka ka dhigatay mid nabaad guurtay, waxaana ay sidoo kale sheegeen in ay muhiim tahay in la sameeyo keyd si loogu baxadaso Xilliyada Abaaraha.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here