Maamulka Degmada Kismaayo oo dhagax dhigay waddo muhiim u ah dadka Xaafadda Madiino

0
124
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Kismaayo ayaa wado dadaalo kala duwan oo wax looga qabanaayo wadooyinka waaweyn ee magaalada Kismaayo kuwaas oo bulshada kunool Degamada ay qabaan dhibaatoyin badan sida wadooyinka qaar oo bacaad xirey.
Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo Gudoomiyaha kuxigeenka Degmada Kismaayo ayaa Dhagax Dhigay  Waddo 3 Mitir ah oo ku taallo xaafadda Madiino ee magaalada Kismaayo, Wadada ayaa markii hore waxaa dhibaato ku qabay dadka xaafadda maadaama ay aheyd Bacaad ayaa hada laga dhigayaa Jaay.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here