Maamulka Degmada Kismaayo oo Dhagax Dhigay wada Xaafadda Madiina ee Magaalada  Kismaayo

0
181

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Kismaayo ayaa wado dadaalo kala duwan oo wax looga qabanaayo wadooyinka waaweyn ee magaalada Kismaayo kuwaa oo bulshada kunool Degamada ay qabaan dhibaatoyin badan sida wadooyinka qaar oo bacaad xirey.

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo Gudoomiyaha kuxigeenka Degmada Kismaayo ayaa Dhagax Dhigay  Wado 3 Mitir ah oo ku taalo xaafada Madiino ee Magaalada Kismaayo, Wadada ayaa Markii hore waxaa dhibaato ku qabay dadka xaafada maadaama ay eheyd Bacaad ayaa hada laga dhigayaa Jaay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here