Maamulka Dugsiga New Waamo oo munaasabad dhiiragalin ah u sameeyay  ardeydii dhamaysay

0
183
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xafalad si heer sare  loo soo agaasimaye ayaa waxa ay ka dhacaday iskuulka New Waamo ee ku yaala Magaalada Kismaayo.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay waalidiin, mas’uliin ka socotay Wasaaradda waxbarshada Jubbland, iyo qaar ka mid ardeyda  wax ka dhigta  iskuulka.

 

Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here