Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada UK ee Soomaaliya Kate Foster iyo ergayga gaarka ah ee arimaha abaaraha iyo gargaarka u qaabilsan Dowlada Ingiriiska Nick Dyer.
Madax weynaha labaad Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdiqadir Xaaji Maxamud Lugdheer ayaa soo dhaweyay Safiirka Dowlada UK ee Soomaaliya Kate Foster iyo ergayga gaarka ah ee arimaha abaaraha iyo gargaarka u qaabilsan Dowlada Ingiriiska Nick Dyer.
Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay