Jaziiradaha Gobolka Jubbad Hoose oo ay ka Taagantahay Xaalada Biyo La’aan ah

0
165

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qeylo dhaantaan xooggan ee ka soo yeereyso dadka ku nool Deeganada hoos yimaada degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay ka dhalatay kadib markii ay biyo la’aan xooggan soo food saartay  dadka ku nool halkaasi,waxaana ay maamulka iyo dadka deegaanka ay sheegeen in loo baahan yahay loo gurmado bulshada  ay biyo la’aanta heysato.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here