Maamulka Gobalka Jubada hoose oo walaac ka muujiyay Abaaraha baahsan ee Gobalka ka jira

0
184

Kismaayo(Idacaadda Waamo)-abaarta ku dhufatay deegaanada Jubbland ayaa saameeysay Qoysas badan oo miyiga iyo magaalooyinka ku nool, Deegaano badan oo ku yaallo gobalka Jubbada Hoose ayaa laga soo sheegayaa abaarta ay sababtay biyo La’aan, Cunto La’aan iyo hooy La’aan.

Deegaano badan oo Gobalka Jubbada Hoose ayaa laga soo sheegayaa in abaar baahsan oo saameysay dadka iyo duunyada halkaasi ku dhaqan Miyiga iyo qaar kamid ah Magoolooyinka.
Gudoomiye Gobalka Jubbada Hoose Abdirashiid Abdulaahi Cali Gooni ayaa Walaac xoogan ka Muujiyey Saameynta abaarta Shacabka Kunool Gobalka Jubbada Hoose wuxuuna ku baaqey  Inaan loo kala harin Gurmadka Loo Fidinayo Dadka ay abarta Saameysay.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here