Dhalinyarada Jubbaland oo ku baaqay in laga qeyb qaato Abaaraha dalka ka jiro

0
252

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo gobolo badan oo wadanka ah ay xilligaan ka jiraan xaalado abaaro oo aad u daran ayaa waxaa jiro in meelaha qaar ay dadka iyo duunyada halis ugu jiraan in ay u dhamadaan biyo la’aanta ka jirto goobaha ay ku sugan yihiin.

Qaar ka mid ah ma’suuliyiinta golayaasha dhalinyarada heer Dowlad Goboleed iyo heer Degmo oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda waamo ayaa ka hadlay xaaladda Abaaraha ee ka jira Gobolada dalka gaar ahaan deegaanada Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here