Shir looga hadlayo qorsha sanadeedka haga shaqaalaha rayidka ee heer qaran oo kismaayo lagu qabtay

0
166

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xrunta gobolka Jubba hoose ayaa maanta waxaa laga daah furay shir ay isugu yimaadeen  gudiga shaqada iyo shaqaalaha heer dowlad goboleed ,goblka Banaadir iyo heer fedaraal.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan ibooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here