Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsida hoose dhexe sare ee Faanoole waxa uu ka mid yahay tiro iskuulo oo ku yaallo magaalada kismaayo xarunta ku meel gaarka ee Jubaland,kaas oo soo saaray arday badan oo aqoon leh.
Hadaba Maamulaha Dugsida hoose dhexe sare ee Faanoole Xasan Cismaan Xaaji Xiirey ayaa ka warbixiyay marxaladihii uu soo maray Iskuulkiisa.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.