Kulan looga hadlayay Sicirka bararka Maciishada oo Kismaayo lagu qabtay

0
229

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowlad goboledka Jubbaland ayaa kulan la qaadatay qaybaha kala duwan ee ganacsatada ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Kulankan u dhexeeyay Wasaaradda iyo ganacsata ayaa looga wada hadlay sidii ay ganacsatadu hoos ugu dhigi lahaayeen sixirka Maciishada oo sanadihii ugu danbeeyay ahaa mid uu sara u kac ku yimId sido kale waxaa laga wada hadlay sidii loo joogin lahaa bacaha ay dadku ku adeegtaan ku waas oo saamaayn ku yeesha deegaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here