Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaafada midnimo oo ah xaafada ay deganyihiin dadki ka soo laabtay xeryahah qaxootiga dadaab ee dalka kenya ayaa waxaa saamayn ku yeeshay dabaaylo xoogan oo maal mahaan ka jiray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
qaar ka mid ah dadka xaafada degan ayaa guryohoodi ka guuray ka dib markii ay buuxiyeen xarada ay dabaaysu keentahy sida uu sheegay gudoomiya xaafada ilaa 60 guri ayaa dadkii deganaa ka barakeceen.
Hamdi Mahamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.