Dabeylo Xoogan oo Saameeyay Kalumeysatada Magaalada Kismaayo

0
185

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dabeylo aad u xoogan ayaa kajiro Xeebaha Gobolka Jubbada hoose waxaaa dabeylahaas ay Saameyn kuyesheen in lasoo Jalaabto noocyada kala duwan ee qeyraadka bada kujiro qaar kamid ah kaluumeysatada degmada kismaayo oo lahadlay idaacada waamo ayaa sheegay in Maalmahaan deybalaha xogeystay ay caqabad ku noqdeen soo Jalaabashada kaluunka.

Iidle Aadan Mahamed,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here